Dowlada federaalka oo digniin adag ka bixisay ku xad gudubka dhul Badeedka Somalia

Dowladda Soomaaliya ayaa digniin u dirtay maraakiibta shisheeye ee sida sharci darrada ah uga kalluumeysanayo xeebaha dalka Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa tilmaamay in caddaallada la horgeeni dadka lagu helo arrintaas. Suleymaan Maxamed Maxamuud oo la hadlayay saraakiil tababar ku soo qaatay dalka Seychelles, ayaa sheegay in dowladda ay xoojineyso dadaallada … Continue reading Dowlada federaalka oo digniin adag ka bixisay ku xad gudubka dhul Badeedka Somalia